کادیس دینی و گامکا کوباد ای کوسابسان سوآالها ایو جاواابها دینیگا آه ای کو باقایا لوقادا سومالیگا.
Wuxuu ka kooban yahay suaalo badan oo gaadhay ilaa 500 oo suaalood oo iskugu jira dammaan qaybaha kala duwan ee diinta sida: Quranka، axaadiithta nabiga، siirada، axkaamta IWM.
کادیس دیینی واکسا کا لوگو تالا گالای اینای کا فاآییدایستاان دامان دالینیارادا کارورتا اییو رووکسکاستا او رابو در اوو واکس کا بارتو دینتا اسلامکا اوو که هادلا لوقادا سومالیگا.
Waxaad samaysan kartaa account aad ku ciyaarto mobilo kala duwan، iyo sidoo kale inaad la tartanto asxaabtaada iyo sidoo kale inaad la shaykeeso.
Fadlan wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh emailka hoose:
faadil@msn.cn